Xiliga la furayo Saldhiga Imaaraadka Carabta ka dhisanayo Berbera oo la shaaciyey

Saldigga Militariga ee Imaraadka Carabta  ayaa la filaya in xadhiga laga jaro bisha June ee sanadkan waxaana la filaya in halkaasi lagu rakibo qalab taageeraya ilaalinta biyaha Somaliland. Sidaana waxa lagu sheegay war-bixin dheer oo lagu daabacay majadalada lagu magacaabo East African Business Week,taasi oo uu Wargeyska Waaberi kasoo xigtay qayb kamid ah,waxaana lagu sheegay war-bixintaasi … Continue reading Xiliga la furayo Saldhiga Imaaraadka Carabta ka dhisanayo Berbera oo la shaaciyey